Friday, May 1, 2026
HomeWararSawiro:-Xal Hor Udhaca oo Laga Gaaray Dhul Lagu Marunsanaa Ee Gobolka Galgaduud

Sawiro:-Xal Hor Udhaca oo Laga Gaaray Dhul Lagu Marunsanaa Ee Gobolka Galgaduud

Taliye Kuxigenka Boliska Ee Gobolka Galgaduud Gaashaanle Cabdiraxamaan Maxmuud Maxamad [kadawo] Iyo Maxamuud Cilmi Gulaafe Taliye Kuxigenka Boliska Gobolka Mudug Ee Galmudug Oo Ay Wehliyaan Saraakiil uu Ka Mid Ahaa Taliyaha Boliska Degmada Cadaado Gaashaanle Xusen Cumar Muumin Ayaa Waxaa Ay Xal Hordhaca Ka Gaareen Dhul Daaqsimeed Ay Ku Muran Sanaayeen Beelo Wadadaga Deegaano Hoostaga Degmada Docolay Ee Gobolka Galgaduud

Horay Taliska Milatariga Qeebta 21 Ayaa Ku Guuleestay Xalkagaarista Dhul Sidaan oo Kale Loogu Muransanaa Oo Ku Yaal Deegaano Aan Sidaas Oga Fogeen Dhulka Hada Lagu Muransanaa

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe