Saturday, May 2, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Maamulka Degmada Balanbale oo Eedeen Ujeediyay Galmudug

Dhageyso:-Maamulka Degmada Balanbale oo Eedeen Ujeediyay Galmudug

Maxamed Xasan Bare Gudimiyaha Maamulka Degmada Balanbal Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud oo La Hadlay Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa Eedeyn Xooga Ujeediyay Masuliyiinta Maamulka Galmudug Ee Fadhigoodu Yahay Magalaada Dhuusamareeb Ee Casaamida Galmudug Waxaa uu Sheegay In Rabsho Iyo Fowdo Ay Kawadaan Degmadaasi Aysana Aqbali Doonin Ka Maamul Ahaa.

Maxamed Xasan Bare Gudimiyaha Maamulka Degmada Balanbal Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Hadalkiisa Intaa Ku Daray In Dhibaato Badan Ay Kala Kulmeen Is Haysiga Masuuliyiinta Galmudug Sidaas Ogeedna Aysan Aqbaleen In Dhinacyada Cadaado Iyo Dhuusamareeb Ku Kala Sugan Ay Dhibaateeyaan

 

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe