Xalay fiidkii ayaa rag hubeysan waxaa ay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magalada Muqdisho ku dileen ilaa Saddex ruux, iyada oo la xaqiijiyey in dilka kadib ay goobta ka baxsadeen.
Dilka ayaa yimid kadib markii Ragga hubeysan ay rasaas ku fureen Gaari nooca raaxada ah xilli uu marayay Isgoyska deegaanka ceelasha Biyaha,waxaana rasaastaas ku geeriyooday Saddex qof oo gaariga la rasaaseeyey watay.
Wariyaha Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Muqdisho Ibrahim Mayow Bashka Ayaa Ka Waramaya

