Saturday, May 30, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Ra,iisal Kheyre oo Hadal Caraleh Ka Duldhacay Ciidamada Jiida Baneeya

Dhageyso:-Ra,iisal Kheyre oo Hadal Caraleh Ka Duldhacay Ciidamada Jiida Baneeya

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ku aadan in ciidamada Dowladda Soomaaliya aysan dhowr bilood qaadan wax mushaar ah,waxaana jirtay in ciidamada qaar ay kasoo baxeen fariisin ay ku lahaayeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka jawaabayay cabashadaas ayaa sheegay in Ciidan aan lasiin mushaar aysan jirin marka laga reebo ciidamada qaar oo dowladda ay tirakoob ama diiwaanglin ku heyso.

Waxa uu sheegay in askari walba oo ka tirsan ciidamada Dowladda ee la diiwaangeliyey uu heli doono musharaakiisa,waxaana taliyeyaasha ciidamada uu ka dalbaday in ay geeyaan Ciidamada harsan goobaha diiwaangelinta si ay xaquuqdooda u helaan.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe