Suuqyada Kalluunka Magaalada Garoowe Ee Xarunta Gobolka Nugaal Ahna Caasimadda Maamulka Puntland Ayaa Waxaa Laga Dareemayaa Sara Dhinaca Qiimaha Kalluunka Ah.
Ganacsatada Kalluunka Ee Garoowe Ayaa Sheegay In Arrintaan Ay Saameyn Ballaaran Ku yeelatay Ganacsigooda Waxa Ayna Xukuumadda Deni Ka Codsadeen In Ay Dhinto Lacagaha Ay Kusoo Rogtay Kalluumeysatada Puntland.
Hoos Ka Dhageyso Codka Shacabka Garoowe:

