Saturday, May 30, 2026
HomeWararMadaxweynayaasha Itoobiya iyo Eritrea oo gaaray Koonfurta Suudaan.

Madaxweynayaasha Itoobiya iyo Eritrea oo gaaray Koonfurta Suudaan.

Madaxweynaha Dalka Eritrea Isayas Afewerki iyo Ra’isulwasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed oo wada socda ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Jubba ee caasimada koonfurta Suudaan.

Labada Mas’uul oo hal diyaarada ka soo raacay Asmara waxaa Garoonka Diyaaradaha Jubba ku soo dhaweeyay Madaxweynaha koonfurta suudaan Salva Kiir.

Lama ogga ujeedaka Booqashada Ra’isul wasaare Abiy iyo Madaxweyne Isayas, Hasayeeshee qoraal lagu daabacay bartiisa Twitter-ka ee Xafiiska Ra’isul wasaare Abiy, ayaa lagu sheegay inay Madaxweyne Salva Kiir iyo mas’uuliyiin sare oo xukuumaddiisa ah ay la yeelan doonaan kulamo ku saabsan nabadda gobolka, xiriirka dhaqaalaha.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe