Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay waxa ay gaareen  magaalada Geneva ee dalka Switzerland,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arrinmaha shaqo la’aanta dhallinyarada , haweenka iyo xaquuqul Insaanka.



