Wararka nagasoogaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay Sheegayaan in Duqaymo qasaare gaystay ay xalay kadheceen Deegaano Katirsan Gobolka.
Duqaymaha ayaa lalabeegsaday goobo ay kusugnaayeen Al-shabaab Oo ay Kamidyihii Oratan iyo Masaara Jabis Sida ay Codka Gobolada Dhexe u Qaxiijiyeen Qaarkamida Dadka Deegaanka.
Midkamida Dadka Deegaan Oo Codsaday in aan Magaciisa Loo Adeegsan Saxaafada Sababo amni awgood ayaa Waxa uu Codka Gobollada Dhexe u sheegay in Duqaymaha Lalabeegsaday bXarumo ay Kusugnaayeen Al-shabaab Qasaarana uu Kasoogaaray.
Waxa uu xusay in Duqaymaha ay Qasaaro Kasoogaartay Dadshicib ah Oo ay shalay Afduubteen al-shabaab oo Gaaray Saddex nin.
Midkalida ayuu sheegay in uu duqaymaha Kugeeriyooday midna La,layahay ilaayo Hada Halka Kansedexaadna uu Goobta Kabaxsaday.

