Thursday, July 30, 2026
HomeWararMidowga Afrika oo cambaareeyay weerarkii Nairobi

Midowga Afrika oo cambaareeyay weerarkii Nairobi

Ururka Midowga Afrika ayaa war kasoo saaray weerarka wali ka socda Magaalada Nairobi ee ay qaadeen Ururka Al-Shabaab.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Muusa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla galbeedka Nairobi.

Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika, wuxuu amaaan u jeediyay sida degdeg ah ay ciidamada Kenya uga falcelinayaan weerarka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe