Friday, June 26, 2026
HomeWararGaryaqaanka Guud Ee Puntland Oo War Rasmi Ah Kasoo Saaray Khilaafka Hoggaanka...

Garyaqaanka Guud Ee Puntland Oo War Rasmi Ah Kasoo Saaray Khilaafka Hoggaanka Sare Ee Puntland

Maxamed Yuusuf Maxamuud  Garyaqaanka guud ee maamulka Puntland ayaa caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub.

War kasoo baxay xafiiska Garyaqaanka guud oo laga tixraacay Dastuurka Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Puntland uu leeyahay awoodda magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka,isagoo la tashanaya ku xigeenkiisa.

Hoos Ka Akhriso Warqadda:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe