Tuesday, April 21, 2026
HomeWararAkhriso:- Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Muhim Ah Yeelanaya

Akhriso:- Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Muhim Ah Yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018 taas oo xubnaha Golaha Shacabka ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda.

Ajendaha kulanka ayaa ah u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018 iyo aqrinta saddexaad ee hindisesharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka.

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa Isniintii la soo dhaafay dood dheer ka yeeshay ku noqoshada miisaaniyadda,iyadoo ay soo bandhigeen talooyin ku saabsan ku noqoshada miisaaniyadda oo ay ku jiraan xuquuqda iyo mushaarka ciidamada Qaranka Billaha kala ah October, November iyo December ee Sanadkan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe