Friday, May 1, 2026
HomeWararSawiro:-Soodhawaynta R/Wasaare Khayre Ee Qardho

Sawiro:-Soodhawaynta R/Wasaare Khayre Ee Qardho

Soodhayn balaaran ayaa maanata loogu sameeyay A�Magaalada Qardho R/Wasaaraha Xukuumada Fidraalka Sooaaliya mudane Xasan Cali Khayre waxaana soodhawayntiisa Ka Qaybqaatay Masuuliyiinta Degmada Qardho Ee xarunta Gobolka Karkaar iyo Qaybaha Kaladuwan Ee Bulshada.

Shacabka kunool Magaalada Qardho ayaa Subaxnimadii Hore Ee Saaka u Kacay Soo dhawaynta Raysal Wasaaraha kaasi oo ugu dambayntii Halkaasi Garay.

Inta uu kusuganyahay R/wasaare Khayre Magaalado Qardho waxaa Lafilayaa in uu kulamo laqaato Masuuliyiinta iyo Salaadiinta Gobolka Karkaar.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe