Friday, June 12, 2026
HomeWararSoomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka dalalka Jaamacada Carabta

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka dalalka Jaamacada Carabta

Wasiiru Dowlaha oo ay wehlinayeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada sida Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Maxamed Cali iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday Wasaaradaha Adeegga Bulshada sida Wasaaradda Haweenka iyo Cadaaladda.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa la filayaa in uu kulamo la qaato mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dalka Lubnaan iyo ka qeyb galayaasha kale ee shirka ka qeyb galaya, islamarkaana uu kala hadlayo arrimo kale duwan oo la xiriira xoojinta dowladnimada dalalka Carabta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe