Wafdi uu hogaaminayo wasiiru dowlaha wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska dowlada faderaalka ayaa maanta lagu soodhaweeyay garoonka diyaaradaha Cadaado
Wafdigan oo kasoo ambabaxay Muqdisho ayaa waxaa kamid ahaa xildhibaano faderaalka ah iyo masuuliyiin kale
Xubnahan ayaa la sheegayaa inay hordhac u yihiin R/wasaare Khayre oo la filayo in beri soo gaaro Cadaado

