Sunday, November 2, 2025
HomeWararSawiro: Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Sawiro: Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Qaraxa ayaa goordhow ka dhacay ka soo horjeedka hotel Wehliye ee magaalada Muqdisho, waxaa jira qasaaro balse wali si rasmi ah looma oga qasaaraha

Ciidamada dowlada ayaa soo gaaray goobta wax ka dhaceen waxaana yar faahfaahinta madama dhawan dhacay qaraxu

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe