Sunday, November 2, 2025
HomeWararSawiro: Madaxweynihii hore Somaliya Sh Shariif oo safar shaqo u aaday Nairobi

Sawiro: Madaxweynihii hore Somaliya Sh Shariif oo safar shaqo u aaday Nairobi

Madaxweynihi hore ee dalka Soomaaliya mudane Sharif Sheikh Ahmed ayaa safar shaqo u aaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku sii sagootiyay qaar ka mid ah madaxda xisbiga Himilo Qaran oo uu kamid yahay gudoomiyaha xisbiga Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi.

Shiikh shariif shiikh axmed ayaa muqdisho ku sugnaa Muddo Todobaad ah, waxaana uu kulama kala duwan la qaatay madaxda Sare ee Dowlada, siyaasiinta Dalka qaarkood, iyo bulshada Qeybaheeda kala duwan.

Sidoo kale Madaxweynihii hore ee dalka ayaa la kulmay Madaxda Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, iyo Qaar ka mid ah safiirada ku sugan Soomaaliya.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe