Sunday, November 2, 2025
HomeBarnaamijyadaMusharixiin u hanqal taagaysa xilka madaxweynaha Galmudug oo qarka u saaran inay...

Musharixiin u hanqal taagaysa xilka madaxweynaha Galmudug oo qarka u saaran inay ka laabtan hankooda

Musharixiin u hanqal taagaysa xilka madaxweynaha Galmudug oo qarka u saaran inay ka laabtan hankooda

Wararka uu helayo pagekan Cadaado ayaa sheegaya in Siyaasiyiin qorsheynayay musharaxnimada xilka madaxweynaha Galmudug qarka u saaran yihiin ka laabashada hankooda kadib markii rajo xumo ka muujiyeen hanaanka u dhici karto doorasho daahfuran oo loo siman yahay

Siyaasiyiinta qaarkood ayaa qaba in dowladu wadato liis xildhibaano ah kuwaas oo dooneyso inay doortan qofka ay wataan

Xubnahan ayaa sheegay in rajo ay ka qabeen in odayaasha dhaqanka ay soo xulaan xildhibaanada Galmudug hase ahaatee haatan aysan muuqan in odayaal madax banaan ay soo xulayaan xildhibaanada

Musharixiinta aan wali shaacin hamigooda ayaa intooda badan si hoose u sheegay inay la laabanayaan qorshahooda hadii dowlada aysan badeli habka awood marooqsiga ah ee haatan wax ku maamuleyso

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe