Sunday, November 2, 2025
HomeWararDowlada Somaliya oo joojisay imtixaanada dugsiyada sare

Dowlada Somaliya oo joojisay imtixaanada dugsiyada sare

Wasiirka Waxbarashada XFS ayaa Caawa sheegay in la joojiyay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Dalka, kaas oo dib loo qaban doono 27-ka Bishan May.

Wasaaradda Waxbarashadda ayaa Talaabadan Qaadatay ka dib imtixaanka Qishkiisu ay helleen Ardeyda ka Qeybgalaysa.

Imtixaanka ayaa Laba Maalmood oo Qura ka harsanaa Waxayna Tani Noqoneysaa mid ay Aradeyda Dib Ugu Diyaargaroobeyso in Mar Kale Imtixaanka loo Fadhiisan doono.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe