Sunday, November 2, 2025
HomeDhageysiDAAWO:-Hugaamiyaashii Alshabab Ugu Sareeyay Ciidamada Dowlada Isku Soodhiibay

DAAWO:-Hugaamiyaashii Alshabab Ugu Sareeyay Ciidamada Dowlada Isku Soodhiibay

Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha Qarsho Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Shir Jaraa,id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Mantay Ayaa Faa Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Ciidamada Dowlada Somaliya Saacadihii Tagay Ay Ka Sameeyeen Gobolada Dalka Ganaraal Qarsho Ayaa Sheegay In Hugaamiyashii Alshabaab Usareeyay Ay Isku Soodhiibeen Ciidamada Dowlada Somaliya

Taliye Indha Qarsho Ayaa Ka Digay In Beenta Iyo Waxa uu Ku Tilmaamay Baro Bagaandada Laga Tabinaya Ciidamada Dowlada Cidii Lagu Helo In Ay Maxkamada Geen Doonaan

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe