Sunday, November 2, 2025
HomeBarnaamijyadaAhlu Sunna oo ku amartay in Dhuusamareeb isaga baxo taliyaha booliiska Galmudug

Ahlu Sunna oo ku amartay in Dhuusamareeb isaga baxo taliyaha booliiska Galmudug

Ahlu Sunna oo ku amartay in Dhuusamareeb isaga baxo taliyaha booliiska Galmudug

Cabdicasiis Yuusuf Dhagabadan taliyaha ciidanka booliska Galmudug oo saakay tagay magaalada Dhuusamareeb ayaa maamulka Ahlu Sunna ku amreen in saacado gudahood isaga baxo magaalada

Taliyaha booliiska Galmudug ayaa galabtay isaga baxay magaalada Dhuusamareeb

Dhanka kale Ahlu Sunna ayaa amartay in Dhuusamareeb isaga baxo taliyihii hore ciidanka xooga dalka qeybta 21aad Korneyl Sulub

Saraakiishan ayaa galabtay ku laabtay Cadaado

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe