Tuesday, August 18, 2026
HomeWararfaafaahin:Darawal Gaari oo Maanta lagu dilay degmada Balcad

faafaahin:Darawal Gaari oo Maanta lagu dilay degmada Balcad

Askari katirsan Ciidamada Maamulka degmada balcad ayaa Maanta bar-koontorool oo kutaalla degmadaas kudilay Darawal gaari oo kamid ah kuwa ka Shaqeeya magaalada muqdisho iyo Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Darawalka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Seylax Cabdulle ayaa xilliga la dilayay waday gaari Hoomey ah, isaga oo ka baxay Magaalada Muqdisho, kuna wajahnaa degaanka Caadleey ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Nabaddoon Ibraahim Cadow oo kamid ah Ehellada Darawalka la dilay ayaa Risaala faah faahin ka siiyay sida uu dilka u dhacay, iyada oo askarigii dilka geystay uu baxsaday.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe