Sunday, February 9, 2025
HomeWararGudaha𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀e 𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝘆e𝘆 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮 s𝗵𝗶𝗿 m𝗮𝗱𝗮𝘅𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗮a𝗿𝗲s𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀e 𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶𝘆e𝘆 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮 s𝗵𝗶𝗿 m𝗮𝗱𝗮𝘅𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗮a𝗿𝗲s𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo hadal ka jeediyay maanta shir madaxeedka Afrika ee horumarinta awoodda Aadanaha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ahmiyad gaar ah siisay arrinta mowduuca shirka, oo ay si xooggan u maalgelisay waxbarashada dalka.
Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in iyadoo ay jiraan caqabado dhawr ah oo ku horgudban waxbarashada Soomaaliya, haddana ay xukuumaddu ku guuleysatay inay qorto 3000 oo macallin cusub ah, isla markaana ay kor u qaadday tayada waxbarashada dalka.
Xubnaha wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Waxbrashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo masuuuliyiin kale.
QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe