Home Dhageysi Dhageyso:- War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Madasha Dastuurka Oo Garoowe Lagu Soo...

Dhageyso:- War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Madasha Dastuurka Oo Garoowe Lagu Soo Gaban-gabeeyey

265
0

Guddiga dib-u-Eegiista dastuurka dowladda dhexe iyo mamuuladda xubnaha ka ah ayaa uguu baqaay dowladda federalka in aay sii deg-deg ah u dhameystirto qoddabka 54-aad ee dastuurka Soomaaliya sii loo kala qiixo awoodda dowladda dhex ee iyo mamuuladda xubnaha ka ah,

Kadiib markii ay kadooddeen cutub-ka shanaad ee dastuurka dalka oo muddo saddex berri ah Garoowe shir uga socday.

Qooddabadda aay kasoo saarreen, ayaa sidoo kale lagu sheegay in aay dib uguula labtaan mamuuladooda sii bulshaddu arkaan wax-yabaha kasoo baxay shirka Garoowe kusoo dhammaaday iyo in guddigu markale shir arriimahaan kayeellaaan doonnaan.

Xoghayaha joogtada ah ee baarlamaanka Puntland  Axmed Cali Salaax ayaa saxaafaadda, uu Akhriyeey war-murtiyeedka guddiga kaas oo kakoobaan 7 qoddab.

Cabdi Xassan Cawaale”Qeybtiid”  ayaa  uu mahadceliyeey qof kastaa oo doonaya in ladhameystiro dastuurka dalka.

Guddomiyaha guddiga madaxa bannaan ee dastuurka Maxamed Daahir Afraax ayaa ugu baqaay xubnaha kajooga shirka, mamuul Gobaaleedyada Soomaaliyeed in aay ka gaarsiyaan farriin-ta shirka ka soo baxday iyo in aay kaqeyb-qataan hannaanka Qaybyo-tiirka dastuurka Soomaaliya.

Guddomiyaha Barlaamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa sido kale sheegay in loo bahan yahay in heeshiis laga gaaro qoddabka 54 ee dastuurka dalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xog-haya Joogtada Baarlamanka Puntland Axmed Cali Saalax:-