Home Dhageysi Dhageyso:-Maamulka Degmada Caddado Oo Sikulul uga Hadlay dhalinyaro Lacago Baada Ka,aruusay Xaafadaha...

Dhageyso:-Maamulka Degmada Caddado Oo Sikulul uga Hadlay dhalinyaro Lacago Baada Ka,aruusay Xaafadaha Caddado iyo deganada Hoostaga

82

Maamulka Degmada Caddado ayaa si kulul uga Hadlay Dhlinyaro Lacago Badaa ka aruuriyay Shacabka Kunool Xaafada Magaalada Caddado iyo Deegaanada Hoostaga iyaka oo Sheeganaya in ay Kasocdaan mid kamida Hay,adaha Gargaarka Ee Deegaanka Kahawlgala.

Gudoomiyaha Degmada Caddado C/llahi C/raxmaan Xuseen tootoole ayaa Sheegay in ay soowargaliyeen Maamulka Midkamida Deegaanada Hoostaga Caddado Waxna Kawaydiiyeen in ay Aqoonsi Kahaystaan Maamulka Degmada Caddado.

Waxa uu xusay in ay Ciidamada amaanka amar kusiiyeen in ay Gacanta kusoodhigaan Dhalinyaradaasi oo uu shegay inay Kuhawlanyihiin dhicida Shacabka kunool Caddado iyo Deegaanada Hoostaga.