Friday, April 19, 2024
HomeDhageysiDAAWO:-Madaxweyne Axmed Baasto oo Muqdisho u Anbabaxay

DAAWO:-Madaxweyne Axmed Baasto oo Muqdisho u Anbabaxay

Axmed Maxamuud Xasan (Axmed-Baasto) Madaxweynaha Galmudug oo Xildhibaanada Cadaado Ku Sugun Ay Dhawaantaan Doorteen Ayaa Maanta Markii U Horeesay Waxaa uu U Anbabaxay Magaalada Muqdisho.

Ka Hor Intii uu San Goroonka Diyaaradahan Cadaado Ka Anbabixin Ayuu Saxafiyiinta U Sheegay In uu Muqdisho Kulamo Kula Sooqaadan Doono Madaxda Usareesa Dalka oo uu Sheegay In Xaalada Galmudug uu Uga Soo Warbixin Doono.

Axmed Baasto oo La Weydiiyay  Su,aal Aheed Waxa uu Ka Aaminsanyahay Masuuliyiinta Dhuusamareeb Joogta Ayaa Waxaa uu Ku Jawaabay In Ay Yihiin Maxad U Adeegaysa Shacabka Galmudug Hoos Imaanaya Nidaamka Isaga Lagu Soo Doortay.

Ugu Danbeentii Madaxweyne Axmed Baasto Waxaa uu sheegay In Meel Wanaagsan Ay Mareyso Dhex Dhexaadin Ka Socota Waqooyiga Gobolka Galgaduud Taasi oo Lagu Dhex Dhexaadinayo Beelo Halkaasi Ku Dagaalamay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe