Home Dhageysi DAAWO:-Cali Gagal Mooshin Ayaa Laga keenay Xareed Cali Xareed

DAAWO:-Cali Gagal Mooshin Ayaa Laga keenay Xareed Cali Xareed

281
0

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Tira Ahaan Gaaraya 30 Xildhibaan Ayaa Mooshin Ka Keenay Gudomiye Kuxigeenka Kowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.

Waxaa Sidaas Warbaahinta Gudaha Cadaado Ugu Sheegay Cali Gacal Casir Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Halkaan Ka Daawo