Home Warar Akhriso:- Kheyre Oo Magacaabay Guddiga Bad-baadinta Iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Akhriso:- Kheyre Oo Magacaabay Guddiga Bad-baadinta Iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

77

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda.

Hoos Ka Akhriso Warqadda:-