Home Warar Akhriso:- Af-hayeenka Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Oo La Magacaabay

Akhriso:- Af-hayeenka Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Oo La Magacaabay

479
0

Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Ayaa markii Ugu Horreysay Waxa Ay Yeelanayaan Af-hayeen Cusub.

Warqad Kasoo baxday Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Ahna Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/weli Max’ed Cali (Gaas) Ayaa Af-hayeenka Golaha Waxa Loogu Magacaabay Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed Soomaaliyeed MudaneĀ  C/laahi Sheekh Xasan.

Hoos ka Akhriso Warqadda:-